Waraysi Madaxweyne Gaas – Qaybtii 2aad (Dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Waraysi Madaxweyne Gaas – Qaybtii 2aad (Dhegayso)

Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ oo wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira xaaladah

Wasiir Bashiir Gurxan: “Qalbidhagax iyo ONLF yay Xoraynayaan … Dadku waa Xor Waana Ladanyihiin” (dhegayso)
Booqashada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle meesha ma ka saaraysaa madmadowgii labada dal ka dhex jiray?
Saraakiisha Mareykanka: Dhaxalsuge MBS oo hooyadi ka qariyey aabbihiis Boqor Salmaan (NBC News)

Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ oo wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira xaaladaha kala duwan ee Puntland siiba xagga hormarka.

Madaxweynaha Gaas ayaa wareysigiisaas oo ahaa mid dheeraa, si durugsan uga warramay badankiisa hormarinta guud ee Puntland sida dhismaha kaabasyaasha dhaqaalaha oo iskugu jira garoomada, dekedaha iyo jidadka, isagoo dhinaca kale wax ka tilmaamay hagaajinta hannaanka maamul ee hay’adaha dawladda oo maaliyadda iyo meekhaaminta miisaaniyadda dalka ay ka mid tahay.

Haddaba wareysigaasi oo uu la yeeshay madaxweynaha Wariye Cabdifitaax Cumar Geeddi, wuxuu ku bilaabanayaa sidaan soo socota.

Hoos ka dhegayso QAYBTII 2aad ee Waraysiga

FG: Qaybta 1aad ee waraysiga hoos arag iyo “dhigaallo la xiriira” dhigaalka kore

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: