Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Baabuur Isku Dhacday Duleedka Garoowe.

HomeWararka

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Baabuur Isku Dhacday Duleedka Garoowe.

Inta la xaqiijiyey qof ayaa ku dhintay, afar kalena way  ku dhaawacmeen kadib markii saakay waaberigii uu shil gaari ka dhacay magaalada Garowe. Si

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub
MADAXWEYNE KUXIGEENKA PUNTLAND OO KULA DARDAARMAY ARDAY JAAMACADA ADMAS INAY WAXBARSHADA SII WADAAN
Ethiopian Airlines oo duulimaadkeedii ugu horeysay ku tagtay Garowe

Inta la xaqiijiyey qof ayaa ku dhintay, afar kalena way  ku dhaawacmeen kadib markii saakay waaberigii uu shil gaari ka dhacay magaalada Garowe.

Sida aan macluumaadka ku helnay, shilkaan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo kala ahaa booyad   biyo siday iyo gaari nuuca loo yaqaano Dhikilada, iyadoo shilkaas uu ka dhacay agagaarka lantaroolka dhinaca Bosaso.

Dadka dhintay iyo kuwa ugu badan ee dhaawacmay ayaa la socday gaariga dhikilada oo ka shaqeeya kaamamka barakacayaasha Garowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: