Madaxweyne Xigeenka Galmudug oo Cadaado ku soo Laabtay

HomeWararka

Madaxweyne Xigeenka Galmudug oo Cadaado ku soo Laabtay

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey), ayaa sheegay in ay dib u bilaaban doonaan wadahadalada maamulada Galmudug iyo

Ciidamada Ammaanka oo rag looga shakisanyahay Daacish iyo Shabaab ka qabtay Bosaso
Guddoomiyaha Baardheere oo digniin u diray kenya (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey), ayaa sheegay in ay dib u bilaaban doonaan wadahadalada maamulada Galmudug iyo Ahlusunna. Waxa uu sheegay in marka ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug kaddib ay si toos ah u bilaaban doonaan wadahadalada maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

Madaxweyne Carabey ayaa sheegay in uu guul ku soo dhamaaday safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho. Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo sidii loogu midoobi lahaa horumarinta deegaanada Galmudug.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: