Galmudug oo Maxkamadaynaysa Rag Kufsi ku Eedaysan (DHEGAYSO)

HomeWararka

Galmudug oo Maxkamadaynaysa Rag Kufsi ku Eedaysan (DHEGAYSO)

Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug u qaabilsan maamulka Galmudug, Maxamed Nuur Cali, ayaa waraysi uu siiyey Daljir kaga hadlay rag dhalinyaro ah o

Qodobo Soomaaliya u daneynaya oo laga soo saaray Shirkii Wasiirada Caddaalada ee Jaamacadda Carabta
Gudoomiyihii hore Gobolka Sool Abubakar Abdirahman Gelle (Balidhig)
Warbixin: Dhibaatada uu dollarku ku Hayo Shacabka Puntland (Daawo)

Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug u qaabilsan maamulka Galmudug, Maxamed Nuur Cali, ayaa waraysi uu siiyey Daljir kaga hadlay rag dhalinyaro ah oo kufsi ku eedaysan, lagana soo qabqabtay degmada Gaalkacyo iyo deegaano u dhow.

Taliye Maxamed Nuur Cali ayaa sheegay in xilligaani aysan gorgortan iyo xaal qabiil ka geli doonin arrimaha la xiriira kiiska loo haysto raggaan gabdhaha kufsada.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: