Taliska Saldhigga Magaalada Qardho oo Digniin soo Saaray (DHEGAYSO)

HomeWararka

Taliska Saldhigga Magaalada Qardho oo Digniin soo Saaray (DHEGAYSO)

Taliyaha saldhigga dhexe ee magaalada Qardho Abshir Maxamed Cabbaas, ayaa waalidiinta uga digey inay carruurtooda ka ceshadaan ceelasha biyaha xilli roobaadka, kadib markii maalinimadii shalay labo wiil oo mid meydkiisa la waayey uu ku dhintay buundada magaalada Qardho. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5906120c030100e36c947e7c/Codka+Taliyaha+Degmada+Qardho+.mp3

Korneyl Qolombi: “‘Dadka Puntland way u nugulyihiin xabadda ee yaan dagaal la galin.”
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Mansor, Daljir Doolow (dhegayso)
Martisoor & Taliye Finiin: Shilalka Gaadiidka, Qalab La’aanta Qaybta, Aqoon Xumida & Hagar La’aanta Dowladda (dhegayso)

Taliyaha saldhigga dhexe ee magaalada Qardho Abshir Maxamed Cabbaas, ayaa waalidiinta uga digey inay carruurtooda ka ceshadaan ceelasha biyaha xilli roobaadka, kadib markii maalinimadii shalay labo wiil oo mid meydkiisa la waayey uu ku dhintay buundada magaalada Qardho.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: