Taliska Saldhigga Magaalada Qardho oo Digniin soo Saaray (DHEGAYSO)

Taliyaha saldhigga dhexe ee magaalada Qardho Abshir Maxamed Cabbaas, ayaa waalidiinta uga digey inay carruurtooda ka ceshadaan ceelasha biyaha xilli roobaadka, kadib markii maalinimadii shalay labo wiil oo mid meydkiisa la waayey uu ku dhintay buundada magaalada Qardho.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Taliska Saldhigga Magaalada Qardho oo Digniin soo Saaray (DHEGAYSO)”

  1. c.karim axmed

    ciyaalka waa in laga wacyi galiyaa qataraha biyaha

  2. Lamayaqaan

    ciyaalka waa in laga wacyi galiyaa qataraha biyaha

U Jawaab c.karim axmed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com