Qiimaha Kalluunka ee Boosaaso oo Hoos u Dhacay (Sawirro & Cod)

HomeWararka

Qiimaha Kalluunka ee Boosaaso oo Hoos u Dhacay (Sawirro & Cod)

Hoos u dhac ballaaran ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku yimid qiimaha lakala siisko kalluunka, suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyo d

Madaxweyne Laftagreen oo sheegay in goobaha waxbarashada dib lo furi doono
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta
Itoobiya oo ku dhawaaqday Saddex Kiis oo cusub oo Corona virus ah

Hoos u dhac ballaaran ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku yimid qiimaha lakala siisko kalluunka, suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyo deegaamo hoosyimaada.

Qiimaha xabada kaluunka ayaa bosaaso kamaraysay maanata suuqa bosaaso 200 oo kun oo shiln soomaali ah halka markii hore uu ka ahaa 300 – 400 oo kun oo shilnka soomaaliga ah .

Dekeda bosaaso maalintii waxaa kabaxa  laba kun oo saxiimadood kuwaas oo ukalaha in ay kaluunka soo jilaabtaan, celcelis ahaan maalintii suuqa kaluunka ee bosaaso waxaa yimaada kaluun laguqiyaasay ilaa 10 kun oo xabo.

COD+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • axmad maxamad mire 7 years ago

    axmad maxamad ooo jooga booosaso gaar ahaan m faadumo goolis shaqo fiiicn bay waddaaa alle hagarab galo

DISQUS: