Qiimaha Kalluunka ee Boosaaso oo Hoos u Dhacay (Sawirro & Cod)

Qiimaha Kalluunka ee Boosaaso oo Hoos u Dhacay (Sawirro & Cod)

Hoos u dhac ballaaran ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku yimid qiimaha lakala siisko kalluunka, suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyo deegaamo hoosyimaada.

Qiimaha xabada kaluunka ayaa bosaaso kamaraysay maanata suuqa bosaaso 200 oo kun oo shiln soomaali ah halka markii hore uu ka ahaa 300 – 400 oo kun oo shilnka soomaaliga ah .

Dekeda bosaaso maalintii waxaa kabaxa  laba kun oo saxiimadood kuwaas oo ukalaha in ay kaluunka soo jilaabtaan, celcelis ahaan maalintii suuqa kaluunka ee bosaaso waxaa yimaada kaluun laguqiyaasay ilaa 10 kun oo xabo.

COD+SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • axmad maxamad mire 7 years ago

    axmad maxamad ooo jooga booosaso gaar ahaan m faadumo goolis shaqo fiiicn bay waddaaa alle hagarab galo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com