Gaas oo Gaalkacyo Dhagaxdhigay Gagi Cusub oo Diyaaradeed

HomeWararka

Gaas oo Gaalkacyo Dhagaxdhigay Gagi Cusub oo Diyaaradeed

Madaxwaynaha Puntland, Datoor Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,  oo maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo aya dhagaxdhigay garoon diyaradeed oo cusub oo ay

Madaxweyne Gaas oo xarigga ka jaray Jaamacadda Maakhir Badhan (sawirro)
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay werarkii xalay iyo Arrimo kale oo culus (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland, Datoor Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,  oo maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo aya dhagaxdhigay garoon diyaradeed oo cusub oo ay yeelan doonto magaalada Gaalkacyo, caasimada gobolka Mudug.

Garoonkaan ayaa laga dhagaxdhigay waqooyi Bari ee magalada Galkacyo.

Madxwaynaha ayaa shegay in Garoonkan uu kamid yahay Garoomada ay puntland yeelatay ismarkaasna uu noqonayo garoon caalima ah.
Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: