Roobka Jalam iyo Aagga Buurtinle

HomeWararka

Roobka Jalam iyo Aagga Buurtinle

Tuulada Jalam oo hoostimaada degmada Burtinle waxaa qabtay roob aad loogu diirsaday, dad iyo duunyo. Roobka ayaa la soo sheegayaa in uu buux dhaafshay baraagihii horay u qalalay. Roobku wuxuu ku ekaa oo kaliya tuulada Jalam iyo hareeraheeda. Maxamed Faarax Tubey waxa uu kamidyahay odayaasha Jalam, waxaana waraystay Xasan Heykal. Hoos ka Dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/590213c00501008368781021/Roob+Jalam.mp3

In ka Badan 350 Soomaali ah oo Sanadkaan Ka Cararay Waddan Yurub ah!
GAROWE: Daah-furay Madasha wadatashiga ee wax ka qabashada Nafaqo darada (daawo)
Ciidamada dowladda Puntland oo dib ula wareegay deegaanka Af-urur iyo Axmed Karaash oo gaary

Tuulada Jalam oo hoostimaada degmada Burtinle waxaa qabtay roob aad loogu diirsaday, dad iyo duunyo. Roobka ayaa la soo sheegayaa in uu buux dhaafshay baraagihii horay u qalalay.

Roobku wuxuu ku ekaa oo kaliya tuulada Jalam iyo hareeraheeda.

Maxamed Faarax Tubey waxa uu kamidyahay odayaasha Jalam, waxaana waraystay Xasan Heykal.

Hoos ka Dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: