Isreebreebka NBA-da USA: Cavaliers 4-0 Pacers; Warriors 4-0 Blazers; Celtics 3-2 Bulls

HomeCiyaaraha

Isreebreebka NBA-da USA: Cavaliers 4-0 Pacers; Warriors 4-0 Blazers; Celtics 3-2 Bulls

LeBron James iyo Cleveland Cavalier waxay 4-0 direen Pacers, waxayna sugayaan kii raaya Celtics iyo Bulls. Warriors sidoo kale waxay 4-0 direen Portland Trail Blazers. Caawana waxay ahayd Boston Celtics oo ku tuntay Chicago Bulls hugaaminayana 3-2. Hoos ka daalaco natiijinkii caawa, kuwii hore iyo kuwa asbuucaan oo riix ESPN NBA Scoreboard NBA Scoreboard    

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijkii Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Xidigaha Real Madrid oo Koobkii Ka Dejiyey Caasimadda Spain

LeBron James iyo Cleveland Cavalier waxay 4-0 direen Pacers, waxayna sugayaan kii raaya Celtics iyo Bulls. Warriors sidoo kale waxay 4-0 direen Portland Trail Blazers.

Caawana waxay ahayd Boston Celtics oo ku tuntay Chicago Bulls hugaaminayana 3-2.

Hoos ka daalaco natiijinkii caawa, kuwii hore iyo kuwa asbuucaan oo riix ESPN NBA Scoreboard

NBA Scoreboard

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: