HomeWararkaFursadaha

Bandhigga Cuntobadeedka Soomaaliya oo Shalay ka Furmay Brussels (DAAWO)

Brussels - Soomaaliya ayaa ka qaybqaadanaysa bandhigga cuntobadeedka (Seafood Expo Global) ee hadda ka socda magaalada Brussels ee dalka Belguim. Waa

Global Citizen Scholarship Program 2021 in Africa
Muqdisho: Fursad shaqo- UNSOM-Gender Affairs Officer, Mogadishu
Doloow: Fursad Shaqo WFP – Kalkaaliye Xafiis iyo Ganacsiga Guud

Brussels – Soomaaliya ayaa ka qaybqaadanaysa bandhigga cuntobadeedka (Seafood Expo Global) ee hadda ka socda magaalada Brussels ee dalka Belguim. Waa bandhigga cuntobadeedka ee ugu ballaaran adduunka. Bandhigga ayaa socoonaya 25ka Abriil illaa iyo 27ka, waxaana ka soo qaybgalaya 1,700 oo shirkadood oo ka socda in ka badan 75 waddan.

Mashruuca GEEL ee USAID oo ay bartaan horay ugu soo bandhigtay Radio Daljir, hadana aad macluumaadkiisa isla mareegta Daljir kaga bogan kartaan ayaa taageeraya 9 shirkadood oo ganacsato Soomaali ahi leeyihiin, kana qaybgalaya bandhigga iyo waliba wakiil ka socda Hay’adda Maalgashiga iyo Horumarinta ee Puntland (Puntland Investment and Development Authority).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: