Shuban-biyood Ka Dilaacay Degmada Daarusalaam ee Gobolka Mudug (DHEGAYSO)

HomeWararka

Shuban-biyood Ka Dilaacay Degmada Daarusalaam ee Gobolka Mudug (DHEGAYSO)

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Shuban-biyood aad u daran uu ka dilaacay maalmihii lasoo dhaafay degmada Daarusal

Wasiirka maaliyadda oo dhagax dhigay Xarunta Canshuuraha gobalka Banaadir (Sawiro)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Arday ka Qalin Jabisay Jaamacada Bariga Africa Faraceeda Gaalkacyo.(Daawo)

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Shuban-biyood aad u daran uu ka dilaacay maalmihii lasoo dhaafay degmada Daarusalaam ee gobolkaasi.

Gudoomiyaha Daarusalaam Salaad Gamaadiidoo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in hadda ku dhowaad 120 ruux oo u badan dad waaweyn ah uu shuban biyoodku ku soo ritey degmadaasi.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0