Jubbaland,”Maamul Ayaan u Samaynaynaa Deegaamada Laga Saaray Alshabab” (DHEGAYSO)

HomeWararka

Jubbaland,”Maamul Ayaan u Samaynaynaa Deegaamada Laga Saaray Alshabab” (DHEGAYSO)

Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubbalnd Maxamed Cabdi Kaliil oo warbaahinta kulahadlay maanta magaalada kismaayo ayaa sheegay in maamulka Jubaland

Duqayn ka dhacday Kamsuuma, Jubbada hoose
Xogta ardeyda Soomaaliyeed & dagaalka sokeeye ee ka dillaacay waddanka Suudaan
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso)

Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubbalnd Maxamed Cabdi Kaliil oo warbaahinta kulahadlay maanta magaalada kismaayo ayaa sheegay in maamulka Jubaland uu wado dadaalo ku aadan sidiii maamul loogu samayn lahaa meelaha laga xoreeyay Al-shabaab.

Dhanka kalena, wasiirka ayaa sheegay inay jiraan howlgalo ballaaran oo ay wadaan ciidanka Jubbaland si ay Alshabaab uga saaraan deegaamada wali gacantooda kujira.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: