Tuulada Faratooyo ee Burtinle oo Raashin loo Qaybiyey

HomeWararka

Tuulada Faratooyo ee Burtinle oo Raashin loo Qaybiyey

Tuulada Faratooyo ayaan maanta la gaarsiiyey deeq raashin oo ay ku deeqday hay’adda Cammuud ee fadhigeedu yahay dalka Maraykanka. Dadka deeqda la gaarsiiyey waxay ahaayeen 150 qoys oo miyiga ka soo xerooday, xoolihiina abaarta SIMA ay ka idlaysay. Axmed Deeq Cabdi Axmed Radio Daljir Burtinle     

Gen Abdulaahi Gaafa Kaarshe: “Puntland waa lagu soo duulay waxaan ku soo duulay dad Itoobiyaan ah”
Xukun lagu riday Odayaashii Reer Xaaji Saleemaan ee heshiiska la galay Al-Shabaab
Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhaawo)

Tuulada Faratooyo ayaan maanta la gaarsiiyey deeq raashin oo ay ku deeqday hay’adda Cammuud ee fadhigeedu yahay dalka Maraykanka. Dadka deeqda la gaarsiiyey waxay ahaayeen 150 qoys oo miyiga ka soo xerooday, xoolihiina abaarta SIMA ay ka idlaysay.

Axmed Deeq Cabdi Axmed
Radio Daljir
Burtinle

 

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: