Tuulada Faratooyo ee Burtinle oo Raashin loo Qaybiyey

Tuulada Faratooyo ee Burtinle oo Raashin loo Qaybiyey

Tuulada Faratooyo ayaan maanta la gaarsiiyey deeq raashin oo ay ku deeqday hay’adda Cammuud ee fadhigeedu yahay dalka Maraykanka. Dadka deeqda la gaarsiiyey waxay ahaayeen 150 qoys oo miyiga ka soo xerooday, xoolihiina abaarta SIMA ay ka idlaysay.

Axmed Deeq Cabdi Axmed
Radio Daljir
Burtinle

 

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com