Maraykanka iyo AMISOM oo Sheegay in Awoodii Alshabaab Yaraatay

HomeWararka

Maraykanka iyo AMISOM oo Sheegay in Awoodii Alshabaab Yaraatay

Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgalla Soomaaliya in ay jabiyeen Al-Shabaab,islamarka

Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
MAANHADAL: Puntland oo looga diyaargaroobayo doorashadda Golayaasha Deegaanka & Dagaalka Laascanood
Tartan &Tacliin: Dugsiyadii ku tartamay iyo sidii ay ukala guuleysteen (daawo)

Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgalla Soomaaliya in ay jabiyeen Al-Shabaab,islamarkaana ay wiiqeen awood Ciidan ahaan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Al-Shabaab hadda aysan la heyn awood Milatari oo ay ku dagaalamaan.

Docda kalena, taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM Cismaan Nuur Subagle oo ka qeyb galay Shir looga hadlaayay Xaaladda Ciidamada AMISOM iyo la dagaalanka Al-Shabaab ayaa sheegay in Al-Shabaab ay AMISOM ka guuleysatay waa sida uu hadalka u dhigaye.

Cismaan Nuur Subagle, ayaa intaas ku sii daray in Al-Shabaab awood kaliya oo ay haystaan ay tahay in ay ku dhex jiraan dadka Soomaaliyeed oo ay ka dhasheen, islamarkaana aan laga dhex aqoon.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: