Shacabka Faransiiska oo Saaka u Dareeray Goobaha Codbixinta

HomeWararka

Shacabka Faransiiska oo Saaka u Dareeray Goobaha Codbixinta

Shacab weynaha dalka France ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta dalkaasi, si ay codkooda uga dhiibtaan doorashada madaxweynaha dalkaasi. Booli

Gudddoomiye ku xigeenka samafalka gobalka Baay oo la magacaabay
Mintidiinta Mali oo weerar ku dilay 53 Askari
Taariikhda deegaanka Ceelaayo | La soco warbixinada SAHANKA DALJIR (sawirro)

Shacab weynaha dalka France ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta dalkaasi, si ay codkooda uga dhiibtaan doorashada madaxweynaha dalkaasi.

Booliskii ugu badnaa ayaa lageeyey wadooyink waaweyn ee magaalooyinka codbixintu ka dhacayso, iyadoo laga cabsi qabo weeraro argagixisanimo oo kadhaca dalkaasi.

Laamaha ammaanku waxa ay sheegeen in ciidamo gaaraya  50,000 iyo  7,000 oo ah Ciidamada dalkaasi lageeyey goobaha codbixinta.

Doorashadaan ayaa ah doorashada Madaxweynaha Faransiiska waxaana ku hardamaya Musharaxiin gaaraya 5.

Wareegaan maanta oo Axad ah waa kii koowaad ee isreebreebka, kan madaxweymaha lagu dooranaya waa Axadda danbe iyo 7 May.

Daljir kala soco doorashooyink Faransiiska.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0