Gudddoomiye ku xigeenka samafalka gobalka Baay oo la magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa Guddoomiye ku xigeenka Samofalka Gobolka Baay u magacaabay Aadan Xasan Maxamed (Kuusoow).

Hoos ka akhriso wareegtada.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com