HomeFursadaha

Dhusamareeb: Fursad Shaqo NRC – Xiriiriye (Liaison Officer, National Position)

Dhuusamareeb - Fursaddu waxay dhacaysaa 24 Abriil 2017. Waa MUHIIM oo halkan RIIX si aad u buuxisid foomka shaqo raajicinta, waana meesha kaliya oo

Hargeysa: Fursad Shaqo – Sarkaal REACH GIS/DB
Xamar, Kismayo, Beledweyne: Fursad UNSOS – Hawada iyo Duulista Soomaaliya
Garoowe: Fursad Shaqo REACH – Field Officer

Dhuusamareeb – Fursaddu waxay dhacaysaa 24 Abriil 2017.

Waa MUHIIM oo halkan RIIX si aad u buuxisid foomka shaqo raajicinta, waana meesha kaliya oo laga buuxin karo

Markii aad foomka kore gashid, hubisid in jagadu tahay tii aad rabtay, fiiri dhanka midig kore iyo “Apply for position” oo khad cagaaran oo afar gees ah ku dhexjirta. Riix halkaas waana arjidii shaqada.

Farriin muhiim: Shaqo-raajiciyuhu mareegta NRC oo kaliya ayuu arjida shaqada ka buuxin karaa iyo sida kor ku sharraxan.

(Candidates can apply online by going through the ” VACANCIES” link at www.nrc.no
Email or Paper applications will not be considered)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: