Puntland oo Ka Hadashay Diyaarad Buuhoodle Ku Wajahnayd oo Garoowe Lagu Dejiyey (Waraysi)

HomeWararka

Puntland oo Ka Hadashay Diyaarad Buuhoodle Ku Wajahnayd oo Garoowe Lagu Dejiyey (Waraysi)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa faahfaahin ka bixiyey diyaarad ku wajahnayd Buuhoodle oo lagu amray inay

Madasha Xisbiyada oo ka hadlay doorashadi ka dhacday Galmudug
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga gurmadka abaaraha
Garaad Maxamed Cabdulaahi Cali “Taladda an balaarino shir guudna waa in la isugu yimaada

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa faahfaahin ka bixiyey diyaarad ku wajahnayd Buuhoodle oo lagu amray inay Garoowe soo cagadhigato.

Eng Camey ayaa sheegay in diyaaraddaasi aysan wax ogaysiin ah siin Puntland, taasina ay sababtay inay ku amraan inay Garoowe soo cagadhigato si baaritaan loogu sameeyo.

Dhanka kalena madaxweynaha ayaa tilmaamay in u jeedkoodu uusan ahayn siyaasadaynta gurmadka abaaraha laakiin waajib ka saran yahay sugidda ammaanka iyo xitaa bad qabka gargaarka lakeenayo dalka.

HOOS KA DHEGAYSO WARAYSI

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: