Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Garoowe Jaamacad Cusub Ka Dhagax Dhigay (DHEGAYSO)

HomeWararka

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Garoowe Jaamacad Cusub Ka Dhagax Dhigay (DHEGAYSO)

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Pro. Abshir Aw-yuusuf Ciise ayaa maanta magaalada Garoowe ka dhagax dhigay Jaamacad Cusub la Magac Baxday  Science And Technology University Of Puntland (STUP). WARBIXIN-Cabdixakiin Xuseen. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/58f7874b0901002b8bcf1a46/Warbxinta+Dhagax+Dhiga+Jaamacadda+Science+And+Technology+University+O+Puntland+oo+Garoowe+Laga+Dhagax+Dhigay+By+Cabi+Xakiin.mp3

Jubbaland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Shabaab Bisha Ramadaan
RW Xasan Cali Khayre oo Xalay La Kulmay Jaaliyadda Somaliyeed ee Waqooyiga Ameerika (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (Dhegayso)

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Pro. Abshir Aw-yuusuf Ciise ayaa maanta magaalada Garoowe ka dhagax dhigay Jaamacad Cusub la Magac Baxday  Science And Technology University Of Puntland (STUP).

WARBIXIN-Cabdixakiin Xuseen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: