Site icon Radio Daljir

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo Garoowe Jaamacad Cusub Ka Dhagax Dhigay (DHEGAYSO)

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Pro. Abshir Aw-yuusuf Ciise ayaa maanta magaalada Garoowe ka dhagax dhigay Jaamacad Cusub la Magac Baxday  Science And Technology University Of Puntland (STUP).

WARBIXIN-Cabdixakiin Xuseen.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/58f7874b0901002b8bcf1a46/Warbxinta+Dhagax+Dhiga+Jaamacadda+Science+And+Technology+University+O+Puntland+oo+Garoowe+Laga+Dhagax+Dhigay+By+Cabi+Xakiin.mp3?_=1
Exit mobile version