Tartan Luuqadeed Dhexmaray Gabar Soomaali ah iyo Weriye Swedish ah (Daawo)

HomeWararka

Tartan Luuqadeed Dhexmaray Gabar Soomaali ah iyo Weriye Swedish ah (Daawo)

Mid ka mid ah gabadhaha Soomaaliyeed ee ku dhashay qurbaha gaar ahaan dalka Sweden ayaa tartan dhanka luuqadaha la is dhaafsado ah la gashay wariye u

Xildhibaan Zakariye: “Jiritaanka iyo Qaranimadda Soomaaliya ayey burburinayaan Kenya & Itoobiya” (daawo | dhegayso)
Ra’iisul Wasaaraha oo Beesha Caalamka kala hadlay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka
Ciidamada Magaalada Jigjiga oo Xabsiga Dhigey Waalidiinta Wasiirkii Hore ee Haweenka Itoobiya Filsan Axmed

Mid ka mid ah gabadhaha Soomaaliyeed ee ku dhashay qurbaha gaar ahaan dalka Sweden ayaa tartan dhanka luuqadaha la is dhaafsado ah la gashay wariye u dhashay dalka Sweden .

Gabadhaan Soomaaliyeed ayaa laga codsaday in ay erayo Swedish ah ka dhigto Af Soomaali taas oo erayada qaar iyada qudheeda ku adkaadeen in kastoo Seven Martin oo u dhashay dalka Sweden uu iska rumeeystay Gabadhii Soomaaliyeed .

DAAWO

https://youtu.be/vIk5cYCRi8w

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: