HomeWararka

Wasiir Beyle oo Ka Hadlay Bixinta Mushaharka Shaqaalaha (DHEGEYSO)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay shaqaalaha Dowl

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
MAANHADAL: Shirka Garoowe iyo doorka faragalineed ee dalalka Carabta ee Soomaaliya. (dhegayso)
Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiyada Burtinle oo Tababar loo Furay (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay shaqaalaha Dowladda Federaalka in ay si rasmi ah u heli doonaan Mushaarkooda bil kasta.

Mudane Cabdi ayaa sheegay in aysan dhici doonin in shaqaalaha Dowladda ay shaqeeyaan iyaga oo aan qaadan wax mushaar, isaga oo tilmaamay in Dowladda ay ku dadaaleyso sidii ay shaqaalaha Dowladda u heli lahaayeen Mushaarkooda.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: