MAANHADAL: Shirka Garoowe iyo doorka faragalineed ee dalalka Carabta ee Soomaaliya. (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa Shirka Garoowe ee la isku mari la’yahay madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada iyo madaxda dowladda dhexe.
Doorka faragalineed ee dalalka Carabta ee Soomaaliya.

Waxaa dooddan ka qaybgalaya siyaasiyiin ku kala sugan Soomaaliya, Qatar iyo Imaaraatka Carabta.
Danjirihii hore Soomaaliya ee QM Ciid Badal, Maxamed Xasan Dhagawayne oo jooga wadanka Imaaraatka Carabta.
Fakerkaaga mowduuca kusaabsan hoos kusoo qor.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariye Ahmed Sh Maxamed Tallman oo ku sugan xarunta Daljir ee Bosaso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “MAANHADAL: Shirka Garoowe iyo doorka faragalineed ee dalalka Carabta ee Soomaaliya. (dhegayso)”

  1. Shuuqi

    Garoowe wexey caan ku tahay saambuuse aad u dhadhan fiican oo sadex gees ah runtii waa cimilo ahaan iyo jawiguba waa heer sare intaa ka dib (ramadaan kariim)

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com