Burtinle: Dugsiyo Waxbarasho oo Albaabada Loo Laabay (WARAYSI)

HomeWararka

Burtinle: Dugsiyo Waxbarasho oo Albaabada Loo Laabay (WARAYSI)

Gudoomiyaha waxbarashada degmada Burtinle ee gobolka Nugaal Cabdul Cabdi Budeeye oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey awaamiir dhowaan lagu soo rogey dugsiyada waxbarashada maadiga ah ee degmadaasi iyo sida ay u dhaqan geliyeen. Xasan Haykal ayaa waraystay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/58f3402d0401001056215c60/Gudoomiyaha+Waxbarashada+Burtinle+.mp3

Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ciidamadda Xogga dalka iyo dib-u-habeynta la wado (daawo)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Gudoomiyaha waxbarashada degmada Burtinle ee gobolka Nugaal Cabdul Cabdi Budeeye oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey awaamiir dhowaan lagu soo rogey dugsiyada waxbarashada maadiga ah ee degmadaasi iyo sida ay u dhaqan geliyeen.

Xasan Haykal ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: