Abdinajiib Maxamuud, Iskuul Qardho, oo Qalinjabintiisa ku Faraxsan

HomeWararkaMaqaalo Kale

Abdinajiib Maxamuud, Iskuul Qardho, oo Qalinjabintiisa ku Faraxsan

Qardho – Abdinajiib Maxamuud waa arday ka qalanjabiyay dugsi hoose, wuxuuna wax ka bartaa Iskuul Qardho,  waxa uu ku faraxsanyahay ka qalanjabinta fasalka 8aad ee dusiga hoose/dhexe. Waxaa galabta la kulmay Maxamuud Fantastic oo uu uga waramay dareenkiisa iyo faraxadda maanta. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58f119b005010093792701f7/codka+ardayga+.mp3

DAREEN 9aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
Guuxa Dhallinyarada Puntland Lama Dhayalsan Karo! (Maqaal)
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 16aad)

Qardho – Abdinajiib Maxamuud waa arday ka qalanjabiyay dugsi hoose, wuxuuna wax ka bartaa Iskuul Qardho,  waxa uu ku faraxsanyahay ka qalanjabinta fasalka 8aad ee dusiga hoose/dhexe. Waxaa galabta la kulmay Maxamuud Fantastic oo uu uga waramay dareenkiisa iyo faraxadda maanta.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: