Site icon Radio Daljir

Abdinajiib Maxamuud, Iskuul Qardho, oo Qalinjabintiisa ku Faraxsan

Qardho – Abdinajiib Maxamuud waa arday ka qalanjabiyay dugsi hoose, wuxuuna wax ka bartaa Iskuul Qardho,  waxa uu ku faraxsanyahay ka qalanjabinta fasalka 8aad ee dusiga hoose/dhexe. Waxaa galabta la kulmay Maxamuud Fantastic oo uu uga waramay dareenkiisa iyo faraxadda maanta.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58f119b005010093792701f7/codka+ardayga+.mp3?_=1
Exit mobile version