Boston Celtics oo Hanatay Xubinta Sare

HomeCiyaaraha

Boston Celtics oo Hanatay Xubinta Sare

Boston Celtics ayaa xalay ka badiyey Milwaukee Bucks 112-94 hantaynta xubinta sare, rikodhkooduna yahay 52-29, waxayna 2 ciyaarood ka fiicnaayeen Cleveland Cavaliers iyo LeBron James. Celtics waxay Axadda gurigooda ku martigalin doontaa Chicago bulls. Dhanka kale, Cleveland Cavaliers waxay ayana martigalin doonaan Indian Pacers. Welcome to NBA Playoffs    

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Boston Celtics ayaa xalay ka badiyey Milwaukee Bucks 112-94 hantaynta xubinta sare, rikodhkooduna yahay 52-29, waxayna 2 ciyaarood ka fiicnaayeen Cleveland Cavaliers iyo LeBron James. Celtics waxay Axadda gurigooda ku martigalin doontaa Chicago bulls.

Dhanka kale, Cleveland Cavaliers waxay ayana martigalin doonaan Indian Pacers.

Welcome to NBA Playoffs

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: