Daawo Goolasha Liverpool oo Guul Muhiim ah Ka Gaadhey Stoke City

HomeCiyaaraha

Daawo Goolasha Liverpool oo Guul Muhiim ah Ka Gaadhey Stoke City

Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Stoke City iyagoo ku badbaaday xiddigaha reer Brazil ee Coutinho iyo Firmino oo bedel ku soo ga

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Abiib (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Stoke City iyagoo ku badbaaday xiddigaha reer Brazil ee Coutinho iyo Firmino oo bedel ku soo galay kuwaasoo ka jawaab celiyay gool uu Stoke hogaanka ugu dhiibay Walters, waxaana ay ka caawiyeen inay Reds ku badiso 2-1 iyagoo isku sii kooleeyay booska kaalinta seddexaad ee horyaalka Premier League.

DAAWO

https://youtu.be/tK1t47p4bDg

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: