Daawo Goolasha Liverpool oo Guul Muhiim ah Ka Gaadhey Stoke City

Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Stoke City iyagoo ku badbaaday xiddigaha reer Brazil ee Coutinho iyo Firmino oo bedel ku soo galay kuwaasoo ka jawaab celiyay gool uu Stoke hogaanka ugu dhiibay Walters, waxaana ay ka caawiyeen inay Reds ku badiso 2-1 iyagoo isku sii kooleeyay booska kaalinta seddexaad ee horyaalka Premier League.

DAAWO

https://youtu.be/tK1t47p4bDg


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com