Toban Ciyaaryahan oo lagu Qiimeeyo in ka Badan  £100 Million, SAWIRO

HomeCiyaaraha

Toban Ciyaaryahan oo lagu Qiimeeyo in ka Badan £100 Million, SAWIRO

Waxaa sii Kordhaya Maalinba Maalinka ka danbeeya qiimaha lacageed ee lagu kala iibsado Cayaartoyda Kubada Cagta Caalamka qiimahaas oo ah mid aad uga b

Natiijooyinka Isreebreebka NBA-da USA: Cavaliers, Celtics, Bulls, Golden State …
Xubintii Ciyaaraha: Alexis Sanchez oo u Socda Real Madrid ama Bayern Munich? (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Waxaa sii Kordhaya Maalinba Maalinka ka danbeeya qiimaha lacageed ee lagu kala iibsado Cayaartoyda Kubada Cagta Caalamka qiimahaas oo ah mid aad uga badan kii Xiligii hore lagu kala qaadan jirey Xidigaha Kubada Cagta Caalamka.

Cayaaryahanka Xiligaan dunida ugu qaalisan waa Paul Pogba oo u dheela Manchester United Waxa uuna ku fadhiyaa 89 Milyan oo Lacagta England ah balse hada Waxaa soo baxay 10 Xidig oo lasheegay in ay qiimo ahaan aad uga Sareeyaan Pogba kuwaas oo lacag badan Jooga.

Hadaba Waa kuwee 10 ka Xidig ee qiimo ahaan Joogta £100m iyo kabadan?

1. Pierre-Emerick Aubameyang, Borussia Dortmund

‘A proven top-level goalscorer who continues to find the net at a prodigious rate, the Gabon international turns heads like few others. He’s in demand, reportedly unsettled and Dortmund won’t have a better chance to cash in,’ conclude Bwin.

The 10 players most likely to break the £100m transfer barrier
Pierre-Emerick Aubameyang has been linked with a move for a few years (Getty)
Hoos Riix oo Bogga Xiga Arag

PAGES

1 2 3 4 5 6 7 8 9

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: