Ra’iisul Wasaare Xasan C Khayre oo Hay’adaha Dowladda Ku Amray Isticmaalka Af-soomaaliga

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Xasan C Khayre oo Hay’adaha Dowladda Ku Amray Isticmaalka Af-soomaaliga

Raisul wasaaraha xukuumada Somalia Xasan Kheyre ayaa soo saaray amar ku socda wasaaradaha iyo heyadaha kale eee dowlada Soomaaliya. Wareegto ka soo

Fah faahin: dooni Ganacsi oo dab ku qabsaday Xeebta Boosaaso (dhegayso/Sawiro)
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 12-OCTOBER-2022
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Raisul wasaaraha xukuumada Somalia Xasan Kheyre ayaa soo saaray amar ku socda wasaaradaha iyo heyadaha kale eee dowlada Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxay xafiskiisa ayuu lagu faray dhamaan hey’addaha dowladda inay qoraaladooda rasmiga ah ku qoraan Af-Soomaali.

Tallaabadan ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ku tilmaamay mid lagu xoojinayo af-Soomaaliga oo muddooyinkii u dambeeyay adeegsigiisu sii daciifayey.

Inta badan Wasaaraddaha dowladda ayaa laga adeegsadaa luqado ajnabi, sida luqada Ingiriiska, oo inta badan qoraalada la isugu diro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: