SOOL: Ciidanka SSC-khaatumo oo gacanta ku dhigay taliyihii Saadka ee Ciidanka Somaliland

SOOL: Ciidanka SSC-khaatumo oo gacanta ku dhigay taliyihii Saadka ee Ciidanka Somaliland

Ciidamada SSC khaatumo ayaa gacanta ku dhigay taliyihii saadka ee maamulka Somaliland sida lagu baahiyey muuqaalo ay baraha bulshada ku faafiyeen ciidanka SSC Khaatumo oo maanta iska caabiyey weerar ay soo qaadeen ciidanka somaliland.

Sidoo kale ciidanka SSC ayaa baahiyey sawirka laba baabuur oo kuwa dagaalka ah oo ay ka qabteen maamulka Somaliland.

Dagaalkan ayaa waxuu kadhacay Tuulada Buq-Dharkayn iyadoo maamulka Somaliland isku dayeen inay xoog ku qabsadaan dhulka SSC-KHAATUMO ee Buq-Dharkayn balse ay ku guuldaraysteen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com