Madaxweyne Xasan sheekh oo bil fasax ah siyeey qayb kamid ah ciidankii laga keenay Ereteriya.

Madaxweyne Xasan sheekh oo bil fasax ah siyeey qayb kamid ah ciidankii laga keenay Ereteriya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ka socoto dib u soo celinta Ciidamadeenna tababarka ugu maqnaa dalka Ereteriya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com