Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo shaqada ka joojiyey agaasimahii guud ee wasaaraddas

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo shaqada ka joojiyey agaasimahii guud ee wasaaraddas

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Dr. Rashiid Maxamuud Yuusuf ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Sharmaarke Yaasiin Cali.

Warqada shaqajoojinta ee ka soobaxday xafiiska wasiirka ayaa lagu caddeeyey in Agaasimaha Guud uu ku kacay amardiido iyo ficilo khalkhalgelin ku keenay shaqada Wasaaradda.


Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com