Maxkamadda Ciidamada oo saakay xukun dil toogasho ku fulisay laba Rag ah

HomeWararka

Maxkamadda Ciidamada oo saakay xukun dil toogasho ku fulisay laba Rag ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa markale saakay dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan

Shil Tareen Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Sababay ayaa ka dhacay bariga dalka Iran
Dagaalkii maanta ee Dooxada Oodagooye oo filanwaa ku noqday Somaliland iyo Maraaga oo caawa saddex jiho laga soo fadhiistay
Maamulka degmadda Qardho oo burburiyeey guryo laga dhisay meelo biyo-mareen ah.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa markale saakay dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan oo horay dilal u geeystay.

Aroornimadii hore ee saakay ayaa laga Oofiyay Qisaasta oo horay Maxakamdda dil toogasha ah ku xukuntay taa oo ka dhacaday Cara tuurka Magaalada Baydhabo,waxana goobta toogashada ku sugnaa mas”uuliyiin katirsan Maxkamadda Ciidmada Qalabka sida qeybta 60-aad ee Magaalada Baydhabo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: