Maamulka Galmudug oo amray in lasoo qabto odayaal dhaqameed ku biiray Alshabaab

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo amray in lasoo qabto odayaal dhaqameed ku biiray Alshabaab

Wasaaradda amniga maamul goboleedka Galmudug ayaa shaacisay magacyada saddex odey dhaqameed oo ay sheegtay inay u hoggaansameen kooxda Alshabaab. S

Xasan Sheekh oo ka digay faragelin lagu duminayo Aqalka Sare iyo in la iska horkeeno
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Abwaan Khadar Jilbo-Dhige iyo Gabay ka hadlay xaalada halganka SSC-khaatumo

Wasaaradda amniga maamul goboleedka Galmudug ayaa shaacisay magacyada saddex odey dhaqameed oo ay sheegtay inay u hoggaansameen kooxda Alshabaab.

Saddexdan odey oo lagu kala magacaabo, Sugaal Warsame Cali, Cali Yare Axmed Xayle iyo Cumar Maxamed Jimcaale, ayay wasaaradda amniga Galmudug ku amartay ciidamada inay gacanta kusoo dhigaan meel kaste oo ay ku sugan yihiin.

Wasaaradda amniga Galmudug waxay sheegtay in odayaashaan ay jabiyeen awaamiirta ku aadanayd in aan Shabaab lala sameyn karin wax macaamil ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: