Tababar Maanta la furay Ciidamo Cusub oo ku biiraya Kumaandooska DANAB

HomeWararka

Tababar Maanta la furay Ciidamo Cusub oo ku biiraya Kumaandooska DANAB

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay

DP World iyo maamulka Soomaaliland oo kala saxiixday heshiiskii balaarinta dhismaha Dekeda Berbera (Sawiro)
Golaha Wasiirada Oo Yeelanaya Kulankoodii Ugu Horreeyey.
Buuhoodle oo lagu shaaciyeey caleemasaarka Garaadka Doh iyo Doollo

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay askar cusub oo ku biireysa ciidanka xoogga dalka.

Jeneraal Odawaa ayaa askartaan uu maanta tababarka u furay wuxuu kula dardaarmay inay daacad u noqdaan shaqada qaran ee loo carbinayo.

Tababar maanta loo furay ciidankaan cusub ayaa ku soo aadaya xilli qaar kamid ah Gobolada dalka ay ka socdaan ciidanka xoogga dalka dagaalo ay kula jiraan Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: