Tababar Maanta la furay Ciidamo Cusub oo ku biiraya Kumaandooska DANAB

Tababar Maanta la furay Ciidamo Cusub oo ku biiraya Kumaandooska DANAB

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay askar cusub oo ku biireysa ciidanka xoogga dalka.

Jeneraal Odawaa ayaa askartaan uu maanta tababarka u furay wuxuu kula dardaarmay inay daacad u noqdaan shaqada qaran ee loo carbinayo.

Tababar maanta loo furay ciidankaan cusub ayaa ku soo aadaya xilli qaar kamid ah Gobolada dalka ay ka socdaan ciidanka xoogga dalka dagaalo ay kula jiraan Al-Shabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com