Dowladda oo sheegtay in la dilay sarkaal sare oo katirsana Ururka Alshabaab

Dowladda oo sheegtay in la dilay sarkaal sare oo katirsana Ururka Alshabaab

Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaasha ugu sarreeya Ururka Alshabaab.

Hawlgalkan ayaa ka dhacay deegaanka Xaramka ee Gobalka Jubbada Dhexe 01-10-2022.

Horjoogahan oo lagu magacaabo Cabdullaahi Nadiir ayaa ahaa Madaxa Dacwada ee Kooxda Alshabaab

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com