Kulanki Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka maxaa looga hadlay maanta?

Kulanki Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka maxaa looga hadlay maanta?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Dowladda federaalka Soomaaliya Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo kuxigeenadiisa ayaa kulankii ugu horeeyey la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka,kaas oo diiradda lagu saaray arrimo kala duwan.

Kulanka ayaa waxaa warbixin looga dhageystay Habdhowraha Golaha Shacabka iyo howlwadeennadda Guddiyada iyagoo mid mid u sharaxay shaqada baaxada leh ay u hayaan Golaha Shacabka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com