Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday

HomeWararka

Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday

Xoogagga Falastiiniyiinta ee ka tirsan garabka Islamic Jihad ayaa tobonnaan gantaal ku tuuray Israa’iil taasi oo jawaab u ahayd duqeymaha Israa’iil

Wasiir Dhabancad “Odayaasha gobolka Mudug waxay horey xiriir ula lahaayeen Al-shabaab” (daawo)
Ciidanka Booliska Somaliyeed oo ka hadlay ragg dhac geeystay oo gacanta ku dhigeen
Shirweynaha odayaasha dhaqanka ee ka hortagga xasaradaha oo Garoowe ka dhacay

Xoogagga Falastiiniyiinta ee ka tirsan garabka Islamic Jihad ayaa tobonnaan gantaal ku tuuray Israa’iil taasi oo jawaab u ahayd duqeymaha Israa’iil ee marinka Qaza ee lagu dilay taliye ka tirsan kooxdaasi , iyo sidoo kale 9 qof oo kale oo rayid ah.

Saraakiisha ururka Falastiiniyiinta ee Islaamig Jihaad ayaa sheegay in ilaa 100 gantaal ay ku rideen gudaha Israa’iil.

Waxaa ay intaa ku dareen in gantaaladani ay ku dhaceen meelo ay ka mid tahay magaalada Telaviv iyo magaalooyiin kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: