Xilliga baarlamaanka la horgeynaayo Wasiirada Magacaaban oo la shaaciyay

HomeWararka

Xilliga baarlamaanka la horgeynaayo Wasiirada Magacaaban oo la shaaciyay

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka. U jeedada kulanka ayaa ah cod u qaadista kalsoo

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galaya xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Puntland (Sawiro)
Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Taageerayaashayda Puntland waa la xanibay” (Daawo)
Xulashadda Daljir | Wariye Khadar Cawl | Daljir Garoowe

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka.

U jeedada kulanka ayaa ah cod u qaadista kalsooni siinta Golaha Wasiirada magacaaban iyo Barnaamijka Xukuumadda.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa hortagi doona Golaha Shacabka si uu u weydiisto codka kalsoonida iyo barnaamijka Xukuumaddiisa ayuu ka hor akhrin doonaa.

Wasiirada Magacaaban dalka ayaa maalmahaan waday kulamo kala duwan oo ay cod uga raadinaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: