Madaxweynaha Hiirshabeele oo Magacaabay golaha wasiiradda Maamulkaas (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Hiirshabeele oo Magacaabay golaha wasiiradda Maamulkaas (Daawo)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27

Qorshaha Horumarinta Degmooyinka oo Garoowe ku soo Xirmay (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR
Rooble oo kulan la yeeshay Gudoomiyeyaasha KMG ah ee labada Aqal

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 26 Wasiiru Dowle.

Magacaabidda Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa qaadatay muddo labo sano ah, tan iyo markii Madaxweyne Cali Guudlaawe la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay Wasiiradii Maamulkii Madaxweyne Waare iyo xubno kooban oo isku shaandheyn lagu sameeyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: