Madaxweynaha Hiirshabeele oo Magacaabay golaha wasiiradda Maamulkaas (Daawo)

Madaxweynaha Hiirshabeele oo Magacaabay golaha wasiiradda Maamulkaas (Daawo)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 26 Wasiiru Dowle.

Magacaabidda Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa qaadatay muddo labo sano ah, tan iyo markii Madaxweyne Cali Guudlaawe la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay Wasiiradii Maamulkii Madaxweyne Waare iyo xubno kooban oo isku shaandheyn lagu sameeyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com