Wasaaradaha & Hay’adaha Jubbaland oo laga mamnuucay inay heshiisyo galaan

HomeWararka

Wasaaradaha & Hay’adaha Jubbaland oo laga mamnuucay inay heshiisyo galaan

Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Maamulka Jubbaland ayaa ku wargeliyey dhammaan Wasaaradaha, Wakaaladaha iyo hay’adaha dowliga ah ee Jubbaland in aysan geli karin wax heshiis ah oo uu ka warqabin Xafiiska Hanti-dhowrka guud. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Maamulka Jubbaland ayaa lagu xusay in heshiisyada la galayo ay ahaadaan kuwo waaqsan Dastuurka Jubbaland.

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo lagu soo dhoweeyey Bosaso (dhegayso ) + sawiro
MAANHADAL: Maxaa sababay gadoodka ciidamada Dowladda Faderaalka Soomaaliya? (dhegayso)
MAANHADAL: Caqabada soo wajahday shacabka Soomaaliyeed ee ka safra Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho,

Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Maamulka Jubbaland ayaa ku wargeliyey dhammaan Wasaaradaha, Wakaaladaha iyo hay’adaha dowliga ah ee Jubbaland in aysan geli karin wax heshiis ah oo uu ka warqabin Xafiiska Hanti-dhowrka guud.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Maamulka Jubbaland ayaa lagu xusay in heshiisyada la galayo ay ahaadaan kuwo waaqsan Dastuurka Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: