Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Madaxweynaha KGS?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Madaxweynaha KGS?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha S

Ururka Hormarinta Gobalka Karkaar oo Ka Hadlay Hormarka Maagaaladda Qardho (dhegayso)
Wasiir Gallan: “Bosaaso marka loo eego magaalooyinka kale way ka cabsi baddantahay (daawo)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay kana tacsiyeeyay qaraxii Gaalkacyo.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha ayaa iska xog-waraystay xaaladda Dalka iyo sidii wax loogu qaban lahaa Dadka ay saamaysay Abaarta ee ku nool Guud ahaan Gobolada Koonfur Galbeed

Kulanka waxaa ka qeybgalay Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo aragtooda ka dhiibtay sida wax loogu qaban karo dadka ay saameeysay Abaarta.

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda degaannada Koonfur Galbeed ee dhaliilsan sida ay wax u wadaan hoggaanka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: