Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Madaxweynaha KGS?

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Madaxweynaha KGS?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha ayaa iska xog-waraystay xaaladda Dalka iyo sidii wax loogu qaban lahaa Dadka ay saamaysay Abaarta ee ku nool Guud ahaan Gobolada Koonfur Galbeed

Kulanka waxaa ka qeybgalay Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo aragtooda ka dhiibtay sida wax loogu qaban karo dadka ay saameeysay Abaarta.

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda degaannada Koonfur Galbeed ee dhaliilsan sida ay wax u wadaan hoggaanka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com